|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dadweynaha Xaafadda Daami Ee Magaalada Hargaysa Oo Banaan Bax Ku Muujiyay Taageerada Murashax Barkhad Jaamac Batuun.
February 3, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dadwayaha ku dhaqan xaafada daami ee degmada Gacan Libaax ee caasimada hargaysa ayaa isugu soo baxay banana bax ay ku taageerayaa musharnimada Barkhad jaamac Batuun Oo usharaxan golaha wakiilada ee gobolka maroodi jeex Iyo Maxamed Iimaan Boqor oo u sharaxan golaha deegaanka caasimada Hargaysa. Qaarkamid ah dadwaynaha xaafada daami ayaa sheegay sida ay diyaarka ugu yihiin in ay soo saaraan musharixiinta beeshooda ah oo ay sheegeen inay mudada Somaliland jirtay ay ka maqnaayeen golayaashada Dhanka kale dadwaynaha xaafada daami ayaa xisbiyada qaranka uga mahad celiyay go,aanka ay ka qaateen musharixiinta beesha gabooye. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Odoyaasha Iyo Ehelada Sarkaalkii Lagu Diley Magaalada Xariirad Oo Sheegay In Ay Talaabo Qaadi Doonaa... DAAWO;-Muj Boobe Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Farmaajo, Kuna Eedeeyay In Uu Qiri Kari Waayay Magaca So... Maxamed Ilkacase Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Gudoomiye Kuxigeenka 1Aad Ee Xisbiga Kulmiye COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|