DAAWO;-Caaqil Axmed Jaamac Dhadoon Oo Ka Dayriyay Xaalada Caafimaad Ee Labadii Musharax Ee Xisbiga Ucid, Sheegayna In Ay Madaxwayne Biixi Uxidhan Yihiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Caaqil Axmed Jaamac Dhadoon Oo Ka Dayriyay Xaalada Caafimaad Ee Labadii Musharax Ee Xisbiga Ucid, Sheegayna In Ay Madaxwayne Biixi Uxidhan Yihiin.
February 14, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Caaqil Axmed Jaamac Xasan oo kamid ah ehelada labada musharax ee xisbiga ucid Ka sharaxnaa ee xukuumadu xidhay oo la geeyay jeelka madheera ayaa ka dayriyay xaaladooda caafimaad iyadoo loo diiday in ay arkaan

Sidoo kale caaqil Axmed jaamac dhadoon ayaa sheegay in labadan musharax xadhigooda uu ka danbeeyo madaxwaynuhu kuna haysto maxaad xisbiga Ucid

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS