DAAWO;-Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Caawa Bandhig Suugaaneed Ku Qabtay Magaalada Burco Iyo Nuxurka Maanso Uu Kaga Hadlay Sida Ay Xukuumadu Uhagratay Ceel Afwayn. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Caawa Bandhig Suugaaneed Ku Qabtay Magaalada Burco Iyo Nuxurka Maanso Uu Kaga Hadlay Sida Ay Xukuumadu Uhagratay Ceel Afwayn.
February 19, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees Oo ka Mid Ah hal abuurka dhalinyarada ee reer somaliland ayaa caawa Magaalada Burco ku qabtay Bandhig Suugaaneedka “Halna Dheh2” kaasi oo ay kasoo qaybgaleen boqolaal kamid ah dhalinyarada iyo aqoonyahan Magaalada Burco Halkaasi oo uu kusoo bandhigay maansooyin uu kaga hadlay xaalada dalka.

Sidoo kale Abwaan Cabdiraxmaan Abees ayaa madasha Katiriyay maanso cusub oo uu kaga hadlayo xaalada ceel Afwayn Iyo sidii ay xukuumada madaxwayne biixi uhagratay Colaadii udhaxaysay bulshada walaala ah ee wada degta deegaanka Ceel Afwayn oo isagu kamid ahaa abwaano iskood isku xilqaamay oo wacyi galin utagay gobolka sanaag balse xukuumadu si kale u aragtay.

HALKAN KA DAAWO MAANSADA HAGARASHO OO UU ABWAAN CABDIRAXMAAN ABEES KAGA HADLAY CEEL AFWAYN ;

COMMENTS
LINKS