|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;- Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Tukaraq.
February 28, 2021 - Written by Editor:TUKARAQ(W,N)-Abaandulaaha ciidanka qaranka Somaliland oo uu weheliyo taliyaha aaga bari ee ciidanka qaranka iyo badhasaabka gobolka sool ayaa gaadhay fadhiisimada ciidanka qaranka ee tukaraq.
Sidoo kale Masuuliyiintan ciidanka qaranka ayaa beeniyay warar maalmihii udanbeeyay laga faafinayay cidamada isagoo sheegay in aanay jirin ciidamo gadoodsan iyo kuwo kazoo baxay fadhiisimadii ay deganaayeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Guddida Beelaha Garxajis oo Hada War Cusub Ka Soo Saaray Dagaalka Ka Soo Cusboonadey Ceel-Afweyn Halkan Ka Daawo Odayaashii Subeer Awal Ee Xukumada Axmed Siilanyo Xabsi Uga Dhigtay Masjidka Huteel ... “Ninka Cali Laangadhe La Yidhaa ayaa I Xuleeyay ,Waa Run Oo Madaxtooyada Inanbaa Joogta Kulmiye Mush... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|