|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;- Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Tukaraq.
February 28, 2021 - Written by Editor:TUKARAQ(W,N)-Abaandulaaha ciidanka qaranka Somaliland oo uu weheliyo taliyaha aaga bari ee ciidanka qaranka iyo badhasaabka gobolka sool ayaa gaadhay fadhiisimada ciidanka qaranka ee tukaraq.
Sidoo kale Masuuliyiintan ciidanka qaranka ayaa beeniyay warar maalmihii udanbeeyay laga faafinayay cidamada isagoo sheegay in aanay jirin ciidamo gadoodsan iyo kuwo kazoo baxay fadhiisimadii ay deganaayeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Shir Kaga Qaybgalay Magaalada Jidah Ee Dalka Sucuudiga! Madaxdhaqameedkii Muqdisho Uga Yimid Xal Uhelida Laascanood Oo Lagu Sii Sabootiyay Madaarka Caasimad... “Tv-ga Universal Akhlaaqdii Iyo Anshaxii Islaamka Labadaba Wey Ka Gudbeen Ee Raali Galin Ha Bixiyaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|