“Burcona Way Wanaagsan Tahay Hargaysa Iyo Berberna, Idinkaa Qabsaday Reer Burcooy”Wasiir Siciid Sulub.
February 21, 2021 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarrada xanaanada xoolaha siciid sulub oo ka hadlayay munaasibad xadhig lagaga jarayay huteel laga hirgaliyay burco ayaa sheegay in Reer burco ay qabsadeen Hargaysa iyo berbera oo ay h leeyihiin fooqaqa ugu dhaadheer
Sidoo kale wasiir siciid sulub ayaa ka hadlay sida aanu ku ganacsanayn asxaabta Somaliland islamarkaana aanay jirin wali wax lagu soo dhiirado