|
|||||
WAJAALE NEWS
Alshabaab Oo Sheegatay Qaraxii Dadka Badan Ku Dhinteen Ee Magaalada Muqdisho Iyo Cida Ay Ku Beegsanayeen.
February 1, 2021 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Ururka alshabaab ayaa sheegay weerar magaalada muqdisho ka dhacay shalay oo ay dad badani ku dhinteen kaasi oo lagu qaaday huteelka Africa. Ururka alshabaab ayaa sheegtay masuuliyada qaraxan iyagoo xusay in ay bartilmaameedsanayeen Gen Galaal oo lagu dilay qaraxan. Dhanka waxaa manta magaaalda muqdisho lagu aasay qaarkamid ah dadkii u nafwaayay qaraxan kaasi oo uu aaskooda ka qaybgalay raysalwasaaraja somaliya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|