Xogta Dahsoon; Faa’Iidooyinka Iyo Kala Qaybsanaanta Heshiiskii Wadamada Khaliijka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xogta Dahsoon; Faa’Iidooyinka Iyo Kala Qaybsanaanta Heshiiskii Wadamada Khaliijka.
January 6, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Barnaamijka Xogta dahsoon oo daaha ka fayday dhoolatuska dawlada Iiraan ka samaynayso Biyaha khaliijka oo lagu beegay xili ay shirk u lahayeen wadamada khaliijku dalka sucuudiga kaasi oo saameeyay biyaha khaliija oo ay keeneen hub aad utiro badan

Sidoo kale barnaamijka xogta dahsoon ayaa lagu faaqiday faa,iidooyinka ay wadamada khaliijku ka helayaan heshiiska wadamada EMaraadka iyo Qatar.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN  OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/Lyr5-Y9l2o8

COMMENTS
LINKS