Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Ucid Oo Iscasilay, faah faahina Ka Bixiyay Sobobta Keentay Iscasilaadiisa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Ucid Oo Iscasilay, faah faahina Ka Bixiyay Sobobta Keentay Iscasilaadiisa.
January 5, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayihii Guuud ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay xisbiga eedana ujeediyay gudoomiye faysal oo uu sheegay in uu dhaqaale dhaafsaday musharaxnimo uu doonayay in uu xisbiga ka tartamo.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS