Xisbiga Ucid Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Xadhiga Afar Wariye Oo Ku Xidhan Magaalada Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Xadhiga Afar Wariye Oo Ku Xidhan Magaalada Boorama.
January 19, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xisbiga cadaalada iyo daryeelka somaliland ee ucid ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga afar wariye oo maalintii shanaad ku xidhan magaalada boorama

Xogahaye yuusuf kayse ayaa xukuumada ku eedeeyay  in ay sifo shari daro ah umartay xadhiga wariyayaashan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS