Wasiirkii Hore Ee Caafimaadka Somaliland Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Talaabo Ka Qaado Cidii Ka Danbaysa Dil ka Dhacay Deegaanka Buuhoodle. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirkii Hore Ee Caafimaadka Somaliland Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Talaabo Ka Qaado Cidii Ka Danbaysa Dil ka Dhacay Deegaanka Buuhoodle.
January 24, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada caafimaad somaliland ee xukuumadii silaanyo saleebaan xagla toosiye ayaa ka hadlay dilka dhaca deegaanka ku dhow magaalada buuhoodle kaasi oo ay nin ku dileen qolo shufto ah islamarkaana ay dhaceen xoolihii uu watay.

Ex wasiir xagla toosiye ayaa xukuumada ugu baaqay inn ay ltalaabo deg deg ah ka qaado cidii gaysatay falkaa foosha xun ugana hortaga colaad ka dhalata.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS