|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Hinda Gaandi Oo Beenisay Wararka Sheegaya In Madaxwaynuhu Gacan Uqaaday Ka Hor Intii Aanu Xilka Ka Qaadin.
January 12, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada marwo hinda jaamac xirsi ayaa beenisay warar been abuur ah oo laga faafiyay oo lagu sheegay in madaxwaynuhu gacan uqaaday ka hor intii aanu xilka ka qaadin Ex wasiir hinda ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warkaasi isagoo sheegtay in uu madaxwaynuhu markii horena isagu magacaabay hadana uu isagu uu xilka kaqaaday. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Mujaahid Siciid Indhool oo Ku Amaanay Xukuumada Somaliland Sida Quruxda Badan Usoo Afjartay Shaqaad... WARGEYSKA FOORE Oo Helay Qaarka Mid Ah Qodobadii Ugu Cuslaa Ee Ay Maxweyne Biixi Hordhigeen Oday Dha... DAAWO;-Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Waqooyiga & Galbeedka Hargaysa Oo Madaxwayne Kuxigeenka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|