|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo Laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta Iyo Amar Culus Oo Ay Dul Dhigtay.
January 13, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Warsaxafadeed kazsoo baxay wasaarada isgaadhiinta iyo technolajiyada Somaliland kuna sexeexan yahay wasiirka isgaadhsiinta Dr cabdiwali Suufi Jibriil ayaa gabi ahaanba lagu laalay ruqsadihii ay haysteen shirkadaha isgaadhsiinta somaliland. Sidoo kale wasaarada usagaadhsiinta ayaa shirkadaha isgaadhsiinta ee ka hawlgala somalland ku amartay in ay mudo 30maalmood gudahooda in ay kusoo codsadaan liisamada HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO; Abwaan Laabsalaax Oo Soo Saaray Maanso Qiiro leh Oo Uu kaga Hadlayo Dhibta Ay Leedahay Col... DAAWO;Wasiirka Arimaha Dibada Oo Ka Hadlay Kulamo Ay La Yeesheen Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo X... DAAWO; Khudbada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Sweden Mr Fu,ad Kamil Ciise uu ka Jeediyey Kulankii s... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|