Wadahadaladii Udhexeeyey Ethopia, Masar, Iyo Sudan Oo Markale Burburay.
January 11, 2021 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Dawdalaha itoobiya.Masar Iyo Sudan ayaa markale waxaa burburay kadiab markii kor uu ukacay khilaafa wadamada ssuudaan iyo itoobiya oo dagaalo ku dhexmareen xuduudka ay wadaagaan.