Shir Lagaga Hadlayay Arimaha Maalgashiga Dalalka Somaliland, Jabuuti Iyo Itoobiya Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Magaalada Jig Jiga Iyo Qodobada Kasoo Baxay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shir Lagaga Hadlayay Arimaha Maalgashiga Dalalka Somaliland, Jabuuti Iyo Itoobiya Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Magaalada Jig Jiga Iyo Qodobada Kasoo Baxay!
January 26, 2021 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-War Murtiyeed kazoo baxay Shir lagaga hadlay maalgashiga dalalka Somaliland, itoobiya iyo jabuuti ayaa lagu soo gabo gabeeyay magaalo madaxda dawlad deegaanka somalida ee jig jiga oo laba maal mood socday.

Shirkan ayaa waxaa kazoo qaybgalay masuuliyiin iyo ganacsato ka kala socday Somaliland jabuuti iyo itoobiya

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS