“Raali Galin Buuxda Ayaa Looga Fadhiyaa Madaxweyne Biixi Khudbadiisii Degmada Agabar…”Fariin Toos ah Oo Ku Socota M/Weyne Muuse. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Raali Galin Buuxda Ayaa Looga Fadhiyaa Madaxweyne Biixi Khudbadiisii Degmada Agabar…”Fariin Toos ah Oo Ku Socota M/Weyne Muuse.
January 5, 2021 - Written by Editor:

WASHINGTON(W,N)-Tvga Tempo African ee xaruntiisu tahay dalka maraykanka ayaa falan qayn ku sameeyay hadalkii madaxwaynaa Somaliland ka yidhi degmada Agabar ee gobolka gabiley kaasi oo bulshada somalland kala qaybinayay islamarkaana ay ka dhasheen dareeno cadho leh oo lagaga jawaabay

Madaxwayne biixi ayaa loogu baaqay in uu raali galin toos ka bixiyay hadalkiisaa oo ka hor imanaya nidaamka dimuqraadiyada Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS