|
|||||
WAJAALE NEWS
Maraykanka Oo Ka Digay In Ay Somaliya Ka Dhacaan Doorashooyin Isbarbar Socda Ama Hal Dhinac Ah.
January 24, 2021 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-War Kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay doorashada Soomaaliya iyo Walwalka Mareykanku uu ka qabo is mari-waaga ka taagan Qabashada doorasho leysla ogol yahay. Warka ka soo baxay safaaradda ayaa lagu sheegay in marnaba Aan la aqbali doonin in ay dalka ka dhacaan doorashooyin is Barbar socda ama doorasho hal dhinac ah oo kaliya, sidoo kale Waxaa laga digay qalalaase dalka dhaca kaasoo salka ku haya Arrimaha doorashooyinka. Warka ka soo baxay saafaraadda ayaa imanaya xili wakiilada Beesha caalamka ee Soomaaliya ay cadaadis weyn ku saarayaan Dhinacyada Soomaalida in ay ka heshiiyaan khilaafka ka Taaggan doorashada iyadoo muddo xileedka dowladda hadda Jirta uu sii dhamaanayo. Dhinacyada Soomaalida ayaa isku khilaafsan guddiyada Doorashada federaalka, Iyo xubnaha Somaliland talaya soo Cida soo xulaysa iyo weliba sida doorashadu uga dhacayso Gobolka Gedo. Qoraalka kazoo baxay safaarada maraykanka ee muqdisho ayaa Udhignaa Sidan; Related posts:Sheekh Aadan Siiro Oo Ugu Baaqay Gudida Dhexdhexaadinta Khilaafka KULMIYE In Ay Cadaalad U Sameeyaan... Markab Ganacsatada Somaliland U Siday Hanti Lagu Qiyaasay 5 Milyan Dollar Oo Ka Goostay Dekedda Berb... Daawo:Qaadhaan Bixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland Oo Kulan Layeeshay Xukuumada Iyo Komishanka D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|