Maamulka Iyo Shaqaalaha Xanaanada New Gabiley Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Maayerka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Iyo Shaqaalaha Xanaanada New Gabiley Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Maayerka Gabiley.
January 8, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka iyo shaqaalaha xanaanada Xaafada new gabiley ee magaalada gabiley ayaa shahaado sharaf ku maamuusay maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi taasi oo ay uga mahad celiyeen doorka uu ka qaatay hirgalinta xarunta caafimaadka.

Sidoo kale maamulka iyo shaqaalaha Mch New gabiley ayaa sheegay in ay maayarka shahadadan ugu maamuuseen sida uu guusha ugu soo hoyay gobolka iyo kaalinta uu ka galay dawladaha hoose ee dalka,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS