|
|||||
WAJAALE NEWS
Idaacadii Ururka Al shabaab Oo Duqaymo Lala Beegsaday Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
January 2, 2021 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Diyaaradaha aan duuliyaha wadan ayaa duqaymo ku eekaysiiyay barta ay taalo idaacada Ururka Alshabaab taasi oo khasaare ay gaadhsiiyeen Ururka alshabaab ayaa sheegay in diyaarado nooca aan duuliyaha wadai duqaymo ugaysteen deegaanka ay islamarkaana ay khasaare soo gaadhsiiyeen qaybo kamid ah qalabka Idaacada Majirto Cid sheegatay in ay ka danbaysay duqaymaha loo gaystay idaacada ururka alshaab oo dad shacab ahi khasaare ka soo gaadhay . HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Ciidamada Qaranka Somaliland oo ku Ruqaansaday Tukaraq Markii Puntland Hubka Culus ku soo Riday iyo ... Daawo:Riwaayad Cajiiba Oo Ka Hadlasa Wadciga Siyaasadeed ee Dalka Ka Jira Oo La Magac Baxday”Dadkan ... Wargays Kasoo Baxa Dalka Maraykana Oo Si Qotodheer Wax Uga Qoray Safarka Uu Ku Jooga Madaxwaynaha Js... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|