Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Gaadhay Magaalada Qadiimiga Ah Ee Maydh Soona Booqday Qabriga Sheikh Isaxaaq. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Gaadhay Magaalada Qadiimiga Ah Ee Maydh Soona Booqday Qabriga Sheikh Isaxaaq.
January 8, 2021 - Written by Editor:

MAYDH(W,N)- Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Ku Xigeenka Xogayaha Guud Ee Xisbiga Ucid  Abdinasir Yussuf Osman Oo Kormeerka Hawalha Diinwaangalinta Ku Maraya Gobolka Sanaag Ayaa Maanta Booqday magaalada maydh iyo Dhulkii Awoowyada Gaar Ahaan Magaalada Qadiimka Ah Ee #Maydh.

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa Booqday Qabriga Sheekh Isaxaaq Binu Axmed oo uu soo Duceeyay.

 

COMMENTS
LINKS