|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee SomalilandOo Shaqaalaysiiyay Gabadhii Yarayd Ee Laga Soo Duubay Muuqaalka Tacadiga Ah.
January 17, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maamulka Baanka dhexe Somaliland ayaa shaaciyay in shaqaale rasmiya ay ka dhigeen Ayaan Maxamed Yuusuf, oo ah gabadh oo qof Dumar oo ay u shaqanaysay muuqaal la dhibsaday Hargeysa kaga duubtay. Baanka ayaa soo saaray qoraalkan. “Madaxda Sare ee Baanka Dhexe ee JSL, markii ay arkeen muuqaalka lagu baahiyay barraha bulshadda ee ku saabsan gabadha yar ee gacanta ku xidhan calanka JSL, taas oo ay muuqatay ku xadgudub xuquuqiyaadka aasaasiga ah ee gabadha yar, isla markaana ay arkeen duruufaha ku gadaaman qoyska gabadha yar; Waxaa uu Guddoomiyaha Baanku Go’aamiyay in gabadhaas yar laga shaqaalaysiiyo Baanka Dhexe ee JSL” Related posts:"Sida Iiraan iyo Sucuudigu U Kala Duwan Yihiin Ayay Somaliland iyo Soomaaliya U Kala Duwan Yihiin”.M... Xarunta Hayaad Diagnostic Center Oo Daah Furtay Mishiinka Dalka Ku Cusub Kaas Oo Lagu Ogaanayo Xannu... Madaxweynaha Jsl Oo Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare Iyo Kuwa Hoose/dhexe Oo Saaka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|