|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee SomalilandOo Shaqaalaysiiyay Gabadhii Yarayd Ee Laga Soo Duubay Muuqaalka Tacadiga Ah.
January 17, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maamulka Baanka dhexe Somaliland ayaa shaaciyay in shaqaale rasmiya ay ka dhigeen Ayaan Maxamed Yuusuf, oo ah gabadh oo qof Dumar oo ay u shaqanaysay muuqaal la dhibsaday Hargeysa kaga duubtay. Baanka ayaa soo saaray qoraalkan. “Madaxda Sare ee Baanka Dhexe ee JSL, markii ay arkeen muuqaalka lagu baahiyay barraha bulshadda ee ku saabsan gabadha yar ee gacanta ku xidhan calanka JSL, taas oo ay muuqatay ku xadgudub xuquuqiyaadka aasaasiga ah ee gabadha yar, isla markaana ay arkeen duruufaha ku gadaaman qoyska gabadha yar; Waxaa uu Guddoomiyaha Baanku Go’aamiyay in gabadhaas yar laga shaqaalaysiiyo Baanka Dhexe ee JSL” Related posts:Suldaanka Guud Ee Beelaha Gobalka Awdal oo Ka Hadlay Dhalinyaro Maalintii Lixaad Ku Xidhan Xabsiga D... Dawladda Ingiriiska Oo Shaaca Ka Qaadday In Ay Dawladda Somaliland Siinayso $ 2.1Milyan Oo Ka Caawiy... DAAWO; Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa Oo Maanta Ansixiyay Miisaaniyadii Golaha+Tirada kasoo Xaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|