|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Sheegay In Wasiir Saajin Dafiray Cabashada Kasoo Yeedhay Gaadiidlayda Iyo Muruq-maalka Magaalada Wajaale.
January 11, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudida joogtada ee golaha guurtida Somaliland oo maantakulan la qaatay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Somaliland Maxamuud saajin xasan ayaa sheegay in uu wasiirka usheegay in aanay jirin cid ka cabanaysa khudarta iyo gaadiilayda xili labadii todobaad ee udanbeeyay ay cabasho xoogani kazoo yeedhay shacabka suuqa gobonimo,gaadiidlayda iyo xoogsatada magaalada wajaale oo shaqadoodii shirkad gaar ahi ku haysato Sidoo kale gudida joogtada ah ee golaha guurtida ayaa si khaldan uga xog warantay cabashada bulshada iyagoo sheegay in ay tageen suuqa xisbiga ee gobonimo xili cabashada bulshada wajaale aanay ukuurgalin samaynina wax xaqiiqo raadin ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Xanafle Oo Kasoo Yeedhay Boqor burma... Gudoomiyaha Guurtida oo Gunooyinkii Ka Jaray Xildhibaano Ka Soo Xaadiri Waayay Kal-fadhiyadii Golaha Wada hadalada u dhaxeeya Somaliland iyo Somaliland ayaa Maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Ista... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|