|
|||||
WAJAALE NEWS
Gabiley;Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Shaacinayay Musharax Eng Cabdikariim Maxamed Ee Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi Jeex.
January 18, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbigi kulmiye iyo masuuliyiin kale oo katirsan xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu shaacinayay Musharaxa Golaha Wakiilada Ee gobolka maroodi jeex Umatalaya beesha Xaad Cali Yoonis Jibriil oo lagu Qabtay Magaalada Gabiley Eng Cabdikariim Maxamed Muxumed oo u sharaxan golaha wakiilada somaliland ee gobolka maroodi jeex Doorashada soo socota,
Sidoo kale waxaa munaasibadan ka qaybgalay maayarka magaalada gabiley, madaxdhaqameed,aqoonyahan ,haween iyo haldoorka beesha musharaxani matalayo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO : XIBSIGA UCID OO TAAGEERAYAAL CUSUB KU SOO DHAWEEYAY MAGAALADA BOORAMA IYO FAYSAL OO KA HADLA... Daawo:Axmed Muumin Seed Oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Xisbiga Wadani Kuna Goodiyay In Guusha Kulmiye W... Mujaahidiinta Ku Bahoobay Madasha Wada Tashiga Oo Waraaq Aan Ujeedad La Caday U Gudbiyey Madaxwaynah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|