|
|||||
WAJAALE NEWS
Dowlada Kenya Oo Soo Dhaweysay Warbixintii Ay Soo Saareen Guddiga Xaqiiqo Raadinta Ee IGAD.
January 27, 2021 - Written by Editor:NARIOBI(W,N)-Dowladda Kenya ayaa soo dhaweysay Warbixinta guddiga Xaqiiqo raadinta ee uu Aasaasay madaxweynaha Jabuuti lsmaaciil Cumar Geelle, Kana socotay Urur goboleedka Igad guddigaasi oo ku shaqeynaysay waajibaadka IGAD. Taasi oo xaqiiqo raadin ka samaysay muranka xuduudeedka udhexeeya somaliya iyo Kenya. Dowladda Kenya waxay sheegtay warbixinta guddiga in ay cadeynayso xaqiiqda ah in gabi ahaanba Aanay sal Iyo raadtoona lahayn eedeymaha dowladda Soomaaliya u soo jeedisay Kenya. Halkan ka akhri warsaxafadeedka ay dawlada Kenya kazoo saartay warbixinta ay soo saareen Gudida xaqiiqo Raadintu; Related posts:Daawo:Dacwadii Xisbiga Ucid Kula Jiray Xildibaanada Oo Samada Isku Shareertay Iyo Xil Sugayaasha Boo... Cali-Sanyare Oo Ka Hadlay Ololaha Xukuumaddaysan Ee Dawladdu Ugu Heellan Tahay Jidka Ceerigaabo Iyo ... Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Soo Bandhigay Hab Casri Ah Oo Waxka Taraya Is Qabsiga Dh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|