Dawlada Maraykanka Oo Markale Fariin Culus U Diray Madaxwayne Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Maraykanka Oo Markale Fariin Culus U Diray Madaxwayne Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada.
January 29, 2021 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Safiirka dalka maraykanka ufadhiya somaliya ayaa fariin culus kazoo saaray khilaafka kataagan doorashooynka somaliya digniina udiray madaxwayne farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada.

 

COMMENTS
LINKS