|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Itoobiya Oo Liiska Xisbiyada Dalka Ka Saartay TPLF.
January 19, 2021 - Written by Editor:Addis Ababa (W,N)-War ka soo baxay guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba diiwaanka Xisbiyada dalkaasi laga saaray TPLF oo ah xisbi ay ku xoogganaayeen hoggaanka Tigrayga ee lagaga adkaaday dagaalkii dhawaanta ka dhacay Waqooyiga dalka Itoobiya. Guddi ayaa taalaabadooda u cuskaday in TPLF ay ka danbeeyeen qalalaasihii iyo dagaalladii ugu danbeeyay ee ka dhacay dalka Itoobiya. Dhinaca kale, guddiga doorashooyinka ayaa ka dalbaday saddex xisbi oo kale oo dhisan gobolka Tigrayga in ay jawaab ka keenaan doorasho ay kala qeyb qaateen TPLF taasoo ka dhacday gobolka Tigrayga, inkastoo xisbiyadaasi aan la sheegin in iyagu laga saaray diiwaanka. Dowladda Itoobiya ayaa saraakiishii sar sare ee Tigrayga qaarkoodna dishay, halka kuwa kalena ay xabsiga dhigtay. Related posts:“Gaadiidka Dawladda Waxa fiicnayd Inuu Sito GD1234 Iyo Midbka U gaarka ah Ee Doogada ah. Xarafka B L... "Cidkastoo Wax Iga Tirsanaysa Waxaan Ka Codsanayaa, Inay Ilaahay Dartii Ii Saamaxdo,.."Xil. Barkhad ... DAAWO:-Marwo Edna Aaden Oo la Garnaqsatay Dawlada Sucuudiga,Kana Hadashay Muhiimada Marinka Bada Cas COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|