Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Wado Laami Ah Markii Uhoraysay Ka Hirgalisay Magaalada Allaybaday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Wado Laami Ah Markii Uhoraysay Ka Hirgalisay Magaalada Allaybaday.
January 28, 2021 - Written by Editor:

ALLAYBADAY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley iyo maayar kuxigeenkiiisa iyo xubno kale oo katirsan dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa manta booqday degmada Allay baday oo ay ka socoto dhismaha wado laami ah oo ay hirgalinayso dawlada hoose ee degmada Gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS