DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Shaaciyay In Uu Markale Usharaxan Yahay Golaha Deegaanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Shaaciyay In Uu Markale Usharaxan Yahay Golaha Deegaanka.
January 25, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maayarka Magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa shaaciyay in uu usharaxan golaha deegaanka Degmada gabiley markale doorashada soo socota

Sidoo kale maayar amiin ayaa faah faahin ka bixiyay Waxyaabaha ku dhaliyay in uu markale isku soo taago golaha deegaanka gabiley,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS