|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Cabashada Kasoo Yeedhaysa Gaadiidlayda Iyo Muruq-maalka Magaalada Wajaale Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada!
January 3, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha gaadiidka iyo guryayta ee xisbiga wadani Siyaasi cali cantar ayaa ka hadlay cabashada kazoo yeedhaysa gaadiidlayda iyo xoogsatada magaalada wajaale oo sida fiinta uga qayliyay shirkad xukuumadu uxidhayso shaqadoodii khudradii iyo muuska itoobiya laga keenana dalka toos usoo galinaya taasi oo talaafanaysa shaqana tiraysa boqolaal xoogsato ah iyo gadiidlay Siyaasi cali canter ayaa xukuumada ugu baaqay in ay waxka qabato cabashada kazoo yeedhaysa shacabka magaalada wajaale kana digay in ay hirgaliso qorshaha ay ganacsato xukuumada ku xidhani doonayso in ay gadiidka khudaarka kuso galiyaa gudaha dalka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:HALKAN KA DAAWO: Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Waraaqo Uu Ku Sexeexan Yahay Wasiirka Macdantu Oo Ama... Gudoomiyaha Degmada Gacan libaax Oo Xadhig Sharci Daro ah Kula Kacay Gudoomiyaha Dhalinyarada Xaafad... Wasiirka Qorshaynta Somaliland Oo Shaaciyay In Ay Dabagal Ku Samaynayaa Mashaariicda Ka Socda Dalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|