|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ku Baaqay In Wax Laga Badalo Awoodaha Uu Xeerka Dekeduhu Siinayo Madaxwaynaha.
January 12, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdiqaadir jirde oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa siqotodheer uga hadlay xeerka dekedaha Somaliland oo golaha horyaala Sdoo kale xildhibaan cabdiqaadir jirde ayaa ku baaqay in wax laga badalo xeerkan oo awood badan siinaya madaxwaynaha islamarkaana uu toban meelood kaga jiro xeerka isagoo siinaya awoodo uu xataa cid ku kordhin karo xeerka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Madaxweynaha Jsl Waxa Uu Shirgudoonka Iyo Xildhibaanada Golaha Wakiilada, Uga mahad Celinayaa Sida ... DAAWO;Madaxweynaha Somaliland Oo Lagu Casuumay Maxadka Nabada, Kulana La Yeeshay Hay’adda Horumarint... DAAWO;; Hees Cusub Oo Ka Hadlaysa Sixir Bararka “ Ka Danayso Mooyee , U Danee Ma Gartaan , Codka Fan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|