|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Masaajid Cusub Oo Shirkada Oomaar Company Ka Hirgalisay Magaalada Berbera.
January 3, 2021 - Written by Editor:BERBERA(W,N)- Wasiirka wasaarada diinta Iyo awqaafta somaliland ayaa xadhiga ka jaray masaajid cusub oo Shirkada Wadaniga ah ee Oomaar Company ka dhistay magaalada berbera ee gobolka Saaxil gaar ahaan xaafada Finland, Kaasi oo manta xadhiga laga Jaray.
Waxaana munaasibada xadhiga lagaga jaray masaajidkan cusub Ee magaalada berbera Ayaa waxaa kasoo maamulka gobolka saaxil iyo ka degmada, gudoomiyaha shirkada Oomaar International Maxamed Cali siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Berbera.
Sidoo kale waxaa munaasibada xadhig ka jarka masaajidkani goob joog ka ahaa masuuliyinta shirkada dhistay masaajidkani ee Almis Constraction Company. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Ka Warbixisay Xaalada Xanuunka Covid19 Iyo Tirada Laga Helay Oo Kor Uka... DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Soo Bandhigtay Waxqabadkii 2022 Iyo Waxyaabaha Uhirgal... “Waanu Ognahay In Ciidamada Somaliland Yihiin Kuwo Ugu Mushaharka Yar Aduunka, Ugu Adkaysiga Badan D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|