GABILEY(W,N)Suxufiyiinta ka hawlgala gobolka gabiley ayaa qaadacay natiijada kazoo baxday shirwaynihii ururka suxufiyiinta Somaliland oo ay xukuumadu afduubtay islamarkaana laga soo dooray masuuliyiin ubadan shaqaalaha wasaarada warfaafinta
Sidoo kale suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta gabiley ayaa taageero umuujiyay suxufiyiintii shirka solja hore uqaadacay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;