DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Saldhigyada Wajaale, Geedbalaadh Iyo Allaybaday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Saldhigyada Wajaale, Geedbalaadh Iyo Allaybaday.
January 7, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Taliyaha cusub ee ciidanka booliska gobolka gabiley ayaa kormeer kusoo maray saldhigyada degmooyinka goboka qarkaad sida wajaale ,geedbalaadh iyo Allay baday kormeerkani oo ujeedadiisu ahayd sidii uu xogogaal ugu noqon lahaa xaaladaha ka jira iyo baahiya ay ubaahan yihiin in wax laga qabto.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS