DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi.
January 19, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi rashiid Jaamac Dhari(sheekhul axmar) Oo kamid ah masuuliyiinta sarsare ee xisbigawadani ayaa Shaaciyay in uu usharaxan yahay xildhibaanada golaha wakiilada gobolka maroodi jeex.

Sidoo kale siyaasi musharax rashiid jaamac dhari ayaa sheegay in uu ka sharaxan yahay xisbiga wadani

Dhanka kale siyaasi rashiid jaamac ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ku kalifay in uu isa sharaxo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS