DAAWO;-Muruq-maalka Magaalada Wajaale Oo Markale Cabasho Ka Muujiyay Shakhsiyaad Loo Xidhayo Shaqooyinkii Ay Ka Xoogsan Jireen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muruq-maalka Magaalada Wajaale Oo Markale Cabasho Ka Muujiyay Shakhsiyaad Loo Xidhayo Shaqooyinkii Ay Ka Xoogsan Jireen.
January 7, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka degmada gabiley oo ay weheliyaan masuuliyiinta cisbitaalka gabiley ayaa qalab caafimaad iyo gaadhi Ambulance kala wareegay haayada Save the Childeren.

Maayarka magaalada gabiley iyo agaasimaha dhakhtarka gabiley iyo masuul kasocday haayada ayaa ka ahdlay deeqdan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS