DAAWO;-Maxamed Bk Oo Shacabka Somaliya Ugu Baaqay In Ay Markale Doortaan Farmaajo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maxamed Bk Oo Shacabka Somaliya Ugu Baaqay In Ay Markale Doortaan Farmaajo.
January 10, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay maxamed siciid bk oo dhawaan ka fadhiistay fanta ayaa ka dhawaajiyay arin shacabka somaliya amakaag ku noqotay isagoo ugu baaqay in ay markale doortaan madaxwayne farmaajo oo xiligan siwayn ay uga soo horjeedaan islamarkaana ay maamul goboleedyada iyo siyaasiyiinta somaliya ku muransan yihiin uu qabto doorashada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN MAXAMED BK;

 

COMMENTS
LINKS