DAAWO;-Maamulka Cusub Ee Degmada Agabar Oo Xilkii Kala Wareegay Maamulkii Hore. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Cusub Ee Degmada Agabar Oo Xilkii Kala Wareegay Maamulkii Hore.
January 22, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley oo ay weheliyaa xubno ka socda golaha deegaanka gabiley ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay gudoomiyaha cusub ee degmada agabar iyo gudoomiyihii hore

Sdoo kale waxaa yana xilka loo kala wareejiyay xoghayaha cusub iyo xoghayihii hore ee degmada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS