|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulaha Madarasada Al Aqsa Ee Degmada Tog Wajaale Oo ka Warbixiyay Doorkeeda Waxbarasho!
January 10, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Maamulaha madarasada Al Aqsa ee Degmada Tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa ka warbixiyay kaalinta waxbarasho ee madarasada iyo doorka ay ka qaadato waxbarashada degmada sida barista ardayda xafidka Quraanka kariimka ah iyo Arimaha diiniga. Sidoo kale maamulaha madarasada Al Aqsa ayaa ka warbixiyay heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay madarasadu si kor loogu qaadi tayada waxbarshada ee madarasada Al Aqsa. Dhanka kale Maamule Khadar ayaa ka waramay sooyaalkii madarasada Al Aqsa oo uu aas aaskeeda lahaa Alle Ha,unaxariistee Axmed Xuseen Kooshin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Maxamed Xaashi Cilmi Oo Si Adag U Naqdiyay Mooshinkii Dheemaalaysnaa ee Maanta Labada Gole Ku ... Shaqaale Katirsan Dawlada Hoose Gabiley Oo Xaflad Ay Ka Qaybgaleen Sobobtay In Xabsiga Loo Taxaabo ... DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Raysal Wasaaraha Itoobiya Ugu Baaqay In Uu Joojiyo Dagaalka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|