|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;- Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Shaacinayay Musharaxnimada Dr Maxamuud Yuusuf Cilmi Ee Golaha Wakiilada Jsl!
January 5, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Hogaanka Xisbiga xaakimka kulmiye ayaa ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu shaaciyay musharaxnimada dr maxamuud yuusuf cilmi ee golaha wakiilada somaliland ee gobolka maroodi jeex ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa gaar ahaan huteelka maansoor.
Munaasibada musharax dr maxamuud yuusuf ayaa waxaa kasoo qaybgalay haldoorka,siyaasiyiinta, aqoonyahanka, waxgaradka iyo kumanaan kamid ah shacabka beesha isku raacday musharaxnimada dr maxamuud in uu umatalo golaha Wakiilada,
Sidoo kale waxaa munaasibadani kasoo qaybgalay hogaanka xisbi xaakimka kulmiye ee uu ka sharaxan yahay dr maxamuud oo madasha ka qiray cududa taageerayaasha galbinaya musharaxa HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Kooxdii labaaad Ee Dhalinyaro Reer Somaliland Laga Soo Celiyo Liibiya Oo lagu Soo dhaweeyay... Daawo:Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland iyo Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran ee WADDANI... Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Shaacisay Heshiish Laga Gaadhay In Laysku Furo Telefoonada Shirkadaha Tel... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|