|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Haweenka Xaadha Habeenkii Xiliyada Danbe Ee Habeenkii Suuqa Magaalada Hargaysa Oo Ka Warbixiyay Duruufaha Qalafsan Ee Ay Ku Sugan Yihiin,
January 22, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Haweenka xaadha xiliyada danbe ee habeenkii suuqyada magaalada hargaysa ayaa ka warbixiyay duruufaha nololeed ee ay ku sugan yihiin iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan. Sidoo kale haweenka nadiifiya suuqa magaalada hargaysa ayaa sheegay in ay dhaqaale kooban ka heleen taasi oo aan ku filnayn noloshooda iyagoo wakhtiyada qaar lakulma dhibaatooyin ay kala kulmaan dibjirta iyo dadka isticmaala maandooriyaha oo naftooda halis galiya. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo: Madaxweynaha Soomaaliya Oo Sheegay In Si Shaqsi Ah Loo Bilaabayo Wada Hadaladii Somaliland Iy... Qaar Kamid ah Dhalinyarada Gobolada Hargaysa iyo Gabiley Oo Si Adag Uga Hadley Dilkii Saraakiisha e... Dhalinyarada Gobolka Gabiley Oo Booqasho Ku Tagay Dhismaha Maktabada Gabiley Iyo Waxa Ay Kusoo Arkee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|