DAAWO;-Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Deeq Raashin Uqaybisay 740 Qoys Yemeniyiin Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Deeq Raashin Uqaybisay 740 Qoys Yemeniyiin Ah.
January 4, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland ayaa deeq raashin ah uqaybisay 740qoys oo kamid ah yemeniyiinta xaqoontiga ah ee ku sugan Somaliland kaasi oo ay ka kaashadeen haayad maraykan oo iyadu deeqdan raashinka ah soo gaadhsiisay Somaliland.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS