DAAWO;-Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Xisbiyadu Isku Raaceen In Barkhad Batuun Laga Soo Sharaxo Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Xisbiyadu Isku Raaceen In Barkhad Batuun Laga Soo Sharaxo Hargaysa.
January 24, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe oo kahadlay madal ay xisbiyadu ku falanqanayeen sidii loo sharixilahaa beelaha gabooye ayaa sheeegay in laysla gartay in  magaalada hargaysa laga soo sharaxo barkhad batuun oo katirsan xisbiga wadani

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS