DAAWO;-Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ka Dooday Xeerka Aaga Cashuuraha Ka Caagan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ka Dooday Xeerka Aaga Cashuuraha Ka Caagan.
January 3, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa ka dooday xeerka Aaga Cashuuraha ka Caagan oo golaha horyaala.

Sidoo kale xildhibaanada golaha wakiilada ayaa ku dheeraaday qaab loosoo xulanayo board gudida Aaga cashuuraha ka caagan si uu unoqdo mid ay iska dhex arkaan bulshada reer Somaliland balse aan cid gaara aan lasoo xulin

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS