DAAWO;-Falanqaynta Safarkii Madaxayne Biixi Ee Dalka Jabuuti Iyo Nuxurka Hadal Kasoo Yeedhay Oo Bulshada Muran Badan Ka Dhex Abuuray! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Falanqaynta Safarkii Madaxayne Biixi Ee Dalka Jabuuti Iyo Nuxurka Hadal Kasoo Yeedhay Oo Bulshada Muran Badan Ka Dhex Abuuray!
January 1, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa falanqayn iyo lafo gur kusameeyay safarkii madaxwayne biixi ee dalka jabuuti iyo dareenada ka dhashay hadal uu madaxwaynuhu kaga hadlay doorashooyinkii dhacay 2017 oo bulshada dareeno cadho leh ka dhex abuuray u jeedooyinka ku lamaanaa

Sidoo kale Prof cabdislaan ayaa sheegay in madaxwaynaha looga fadhiyay in uu ka hadlo waxyaabihii ay dalka jabuuti kawada hadleen balse uu jeediyay hadal xanaf dhex abuuray shacabka Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS