DAAWO;-Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Heerka Aqooneed Ee Ciidanka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Heerka Aqooneed Ee Ciidanka Jsl.
January 4, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Saraakiisha iyo hogaanada ciidanka booliska Somaliland ayaa dood iyo qiimayn ka yeeshay aqoonta ciidamada boooliska Somaliland iyo qiimayn lagu soo sameeyy gobolada dalka.

Kulan ay hogaanka iyo saraakiisha ciidanka boolisku yeesheen ayaa ah kii labaad ee ay ka yeesheen qiimaynta iyo aqoonta ciidanka booliska sida baadhista dambiyada taraafikad iyo wmi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS