DAAWO;-Aqoonyahan Xamse Khayre Oo Ku Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Golaha Wakiilada Ee Gobolka Maroodi Jeex. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aqoonyahan Xamse Khayre Oo Ku Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Golaha Wakiilada Ee Gobolka Maroodi Jeex.
January 10, 2021 - Written by Editor:

HARAGYSA(W,N)-Aqoonyahan Siyaasi Xamse Cabdiraxmaan Khayre Oo kamid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbiga wadani ayaa shaaciyay in uu sharaxan yahan xildhinaabada golaha wakiilada ee gobolka maroodi jeex Ee doorashada soo socota.

Sidoo kale aqoonyahan xamse ayaa fariin udiray taageerayaashiisa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS