HARGAYSA(W,N)-ALLE HA,UNAXARIIISTEE WAXAA XALAY FIIDKII AAS QARAN MAGAALADA HARGAYSA LOOGU SAMEEYAY MARXUUM SHUGRI XARIIR ISMAACIIL OO KAMID AHAYD SUXUFIYIINTII RUGCADAAGA AHAA EE SOMALILAND ISLAMARKAANA XILAL QARAN KASOO QAYBATAY SOMALILAND.
WAXAANA AASKA MARXUUMADA KA QAYGALAY MASUULIYIN KA SOCDAY XUKUUMADA,WASAARADA WARFAAFINTA IYO BOQOLAAL KAMID AH SHACABKA KU DHAQAN CAASIMADA HARGAYSA.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA;