“Cabdicasiisoow Waxaan Ku Leeyahay Kadaa Cabdalla Abokor, Kala Qaybinta Iyo Burburinta”Ugaas Cabdirasaaq. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Cabdicasiisoow Waxaan Ku Leeyahay Kadaa Cabdalla Abokor, Kala Qaybinta Iyo Burburinta”Ugaas Cabdirasaaq.
January 29, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Cali Oo kamid ah Madaxdhaqameedka reer Somaliland gaar ahaan Deegaanka Allaybaday Ee Gobolka Gabiley ayaa siyaasiyiinta beeshiisa Hormuudka u ah ugu baaqay in aanay bulshada isku beesha ah kala qaybin ee ay si siman oo cadaalad ah umaamulaan.

Sidoo kale Ugaas cabdirasaaq ayaa siyaasi cabdicasiis samaale uga digay kala qaybin iyo kala xigtaysi  beesha uu sheegay in uu ku wado’

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA UGAASKA;

COMMENTS
LINKS