|
|||||
WAJAALE NEWS
Ardaydii Reer Somaliland Ee Ku Sugan Gobolka Tigray Oo U Jawaabay Wasaarada Waxbarashada, kana Warbixiyay Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin!
January 23, 2021 - Written by Editor:MAQALLE(W,N)-Midkamid ah ardaydii reer Somaliland ee dib ulaabtay jawaab kulul ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay wasaarada waxbarashada oo ay ku amraysay in aanay ardaydi dib ugu noqonin dalka itoobiya oo ay hore waxbarashadoodii usaameeyeen dagaaladii ka dhacay gobolka tigray oo ay ka waxka bartaan Sidoo kale ardaydan ayaa ka waramay xaqiiiqada sida ay wax jiraan iyo sida aanay wasaarada wax gurmad ah ugu filin markii hore hadana aanay awoodi in ay si dhab ah ula socoto xaaladooda ardayda reer Somaliland ee ku sugan caasimada maqalle ee gobolka tigray, HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Madaxwaynaha Soomaliland Ayaa Galabta Shacabka Reer Gabiley Kala Shaaheeyay Maqaaxiyaha Ay Bulshadu ... Daawo: Murashaxa Madaxwayne Ku-xigeenka Ee Xisbiga Waddani Oo Khudbad U Jeediyay Dadwaynaha Reer Cee... Hargaysa; Xarunta SAHAN Oo U Xafladaysey Dad Xanuunnada Dhimirka Ka Bogsaday Oo Xirfado La Baray! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|